Haween Caawinaad ka dalbaday Maamulka Somaliland oo Xabsi lagu guray (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ciidamada booliiska maanta xabiga dhigeen haween caawinaad ka dalbanayay Xukuumada Somaliland. Haweenkan oo caruur ay dhaleen iyo dad ehel la ah gacanta ugu jira kooxaha magafaayaha dalka Liibiya ayaa ka codsanayay Xukuumada Madaxweyne Muusi Biixi in gacan ka siiso sidii dhalintaasi looga soo … Continue reading Haween Caawinaad ka dalbaday Maamulka Somaliland oo Xabsi lagu guray (Sawirro)